Warbixin:-Door nooce ah ayey waxbarashadu ka qaadan kartaa Horumarinta nabada.

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashadu waa nidaam barbaarineed oo u habaysan si ay u hagto bulshada, Waxaa ay jihaysaa aayaha waddan iyo dadka ku nool, waana hagaha ummadda oo la’aanteed aanay jiri karin nidaam, horumar iyo kaladambayn toona.

habada warbixintan ayaan ku eegeynaa Doorka ay hirgalinta Iskuulo badan ka qaadan karto Horumarinta Nabadda waxaana wareysi layeelanay Iskuduwaha waxbarashada Degmada Dhoobley Cabdinaasir Cabdullaahi Maxamed oo aan kawareysanay Doorka ay Horumarinta Nabadda ka qaadan karto in la hirgaliyo Iskuulo badan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixntan ku eegaya