Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa maanta si rasmi ah u Daahfuray wajigii 3-aad ee ololaha bilic soo celinta magaalada Gaalkacyo oo xoogga lagu saarayey furista wadooyinka, qaadista dhagaxaanta iyo dayactirka wadooyinka xaafadaha.
Xoghaya Degmada Gaalkacyo oo munaasabada ololaha bilic soo celinta Magaalada Galkacyo daah-furay ayaa bogaadiyay hawlwadeenada dowladda Hoose iyo dhamaan shaqaalaha bilaabay olalaha bilic soo celinta Degmada Gaalkacyo.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya