Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda hoose ee caasimadda SSC Khaatumo iyo shirkadda korontada ee Sool Power ayaa si rasmi ah u daahfuray wajiga koowaad ee Mashruuca iftiiminta Magaalada.
Mashruucan, oo socon doona muddo, ayaa lagu rakibayaa nalalka cusub ee jidadka si loo sugo iftiin ku filan goobaha kala duwan ee Magaalada.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya