Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi ka soday Dawladda DFS,Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo hay’adda badbaadad caruurta ee Seva the children ayaa so gareey Deeganka Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose,si ay u ogaadan xalada dadka ku so barakacay Deeganka ee abaarata ku dhuufatey.
wafidiga ayaa kormeerey goobaha ay soo gareen dadka xoola dhaqatada iyo beeraleyda ah oo hada ku nool xalad adag.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawaramaya