Wafdi ka socday Jubbaland oo kormeer shaqo ku tagay Deegaanka Buurgaabo

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafadi ka socoday Dowlada Jubbaland oo gaarey Deeganka Buurgabo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa booqasho iyo indho indheen ku tagay Masjidul qadiim oo ah Masajidka kaliya ee ku yaala Deegaanka.

Masjidka oo dhisan sanado aad uu badan ayaa laga dareemayaa burbur xoogan oo ka muqda iyado Masajidkan markiisi hore dhismahiisa uu ka qaybqatay Madaxweynaha Dowlada Jubbaland.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarmaeysa