Wadooyinka Laga hirgeliyey Xudur oo Saameyn ku yeeshay Biyo Mareenada.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo uu Maamulka Degmada Xudur iyo kan Gobolka Bakool ay wadeen dedaalo Dib u dhis lagu sameynaayey qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Xudur ayaa waxey saameyn ku yeeshay ilihii biyo mareenada ee Magaalada

Waxaana ay bulshada shegeen in ay saameyn kala kulmi donaan ilihii biyo mareenada ee hirmey maadama uu waqti roobaadka deyrtana dhaw yahay.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa