Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Inkastoo magaalada kismaayo ay hormar kasamaysay dhinacyo badan oo kamid ah adeegyada aas aasiga ah ayaa mudooyinkii u danbeeyay waxaa si wayn ugu soo badanayay hormar balaadhan oo ku aadan dhanka isu socodka gaadiidka noocyadiisa kala duwan.
Walow gaadiidka badan ee magaalada ku soo badanaya aysan lahayn magaalada wadooyin ku filan ayaa waxaa indhahaagu ay qabanayaan wadooyinka magaalada kismaayo oo ay buux dhaafiyeen baabuurta tagaasida
Hadaba qaar kamida ah bulshada reer kismaayo oo warbaahinta lahadlay ayaa kawarbixiyay gaadiidka ku soo badanaya magaalada kismaayo iyo saamaynta uu ku yeeshay bulshada kismaayo.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya