Wacyi galin la xidhiidha Covid-19 oo Dhoobley lagu qabtay

0
191

Dhobley Idaacadda Sanguuni Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose ayaa lagu qabtey kulan wacyi galin ah oo ku saabsan nadaafadda iyo ka hortagga cudurka covid-19 iyadoo dhamaanba inta badan ay kasoo qayb galeen bulsha weynta Dhoobley.

Wariyahahaya Xamdi Sugow Lamaane oo kulankaasi ka qayb gashay ayaa Warbixintan inooga diyaarisay