Wacyi galin ku saabsan Cudurka dabeysha oo laga bilaabay deegaanka Dhobley

0
202

Cudurka dabeysha waa cudur uu sababo Virus, waxa uu     keeni karaa qofka inuu noqdo naafo, waxa uuna ku badanyahay da’da caruurta,  sidoo kale cudurka waa la kala qaadaa

Xasan Maxamed Cabdulaahi