Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Kismaayo Cali Kheyre oo lahadlay warbaahinta Waamo ayaa ugu baaqay waalidinta Kismaayo iyo Nawaxigeeda in ubadkooda ay u diraan goobaha Waxbarashada maadaama la fududeeyay culeyski dhaqaalaha ee ku xirna.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa






