Waalidiinta Carruurta Naafada Oo Loogu Baaqay in ay geeyaan Goobaha Waxbarshada.

0
116

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Yuusuf Maxamed Idiris Guddoomiyaha Waxbarshada Degmada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay oo Wareysi Siinayay Warbaahinta ayaa Sheegay in ay jiraan Macalimiin iyo Goobo waxbarsho loogu talagalay Carruurta qaba Baahiyaha gaarka ah ay Wasaradda waxbarshada Dowlad Goboleedka KGS ay dhistay loona Bahan yahay in Walidiinta Dhalay Caarrurtaasi ay keenan Goobaha Waxbarshada si ay ula jaanqaadan Dunida.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya