WARARKA Warbixin:-Waa sidee xaalada ganacsi ee Magaalada Dhoobley xiliyada Habeenkii? By admin - August 28, 2021 0 258 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka jubbada Hoose ayaa laga dareemayaa Hormaro ganacsi oo xowli ah xiliyada Habeenkii. Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan ku eegaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/08/Warka-Xasan-ee-Ganacsiga-Habeenkii-ee-Dhoobley.mp3