Ururka Naafada Jubbaland oo fariin u diray Madaxwaynaha Jubbaland

0
207

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Dalka Soomaaliya ayaa ah kuwo ay ku gedaamanyihiin caqabado kala duwan  oo ay ka mid yihiin canbaarayn iyo takooris  kaga timaadda bulshada.

Dadka naafada ah waxaa intaasi u dheer in aan lasiin fursado ay uga qayb galaan siyaasadda dalka kuna soo bandhigaan wax qabadkooda,dadka la nool baahiyaha gaarka ah waxaa ku jira kuwo aqoon leh oo awood u leh in ay soo bandhigaan wax qabadkooda oo ay bulshada wax la qaybsadaan.

Bashiir Maxamed Daahir ,ayaa warbixintan innooga diyaariyay.