Ururka Kubbadda Cagta Jubbaland oo magaalada Dhoobleey ku soo gabagabeeyey tartan kubbadeed ay u qabteen kooxaha ka dhisan Deegaanka

0
312

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ururka kubadda cagta jubbaland ayaa soo gaba gabeyey tartan ay u qabteen kooxaha magalada dhoobley ee kuwa salaxa ciyaara.Bahada ciyaaraha jubbaland aya dhira-galin iyo dar-dar galin kawaday maalmihii la soo dhaafay deeganka dhoobley iyagoo kashanayo safarada boqortooyada norwey oo ka cawii naysay dhinaca dhaqalaha.

maalmo kahor ayey ahayd markii ay xariga ka jareen garoonka salaxa kubbadda cagta ee lagu dheelo ciyaaraha fuddud.Qaar kamid ah captamada kooxaha oo warbahiinta la hadaley ayaa uga mahad celiyey cid walbo oo gacan ka geysatey isportiska gaar ahan isportiska deeganka dhoobley.sido kale waxa goobta ka hadley guddomiyaha isportiska Abdiraxiin galarii

Ugu danbeyntii waxa dhankiisa hadallo ka soo jeediyay goobta xoghayaha guud ee ururka kubada cagta jubbaland Abdiraxman Abdullahi Sufii isago sheegay in si habsami leeh kuso dhamaatey howlahii isportiska oo ay kawadeen deeganka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa