Ururka Haweenka Jowhar oo door Muhiim ah ka qaata Horumarinta Waxbarashada Gabdhaha.

0
120

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo ay socodaan dadaallo kor loogu qadaayo waxbarshada gabdhaha ayaa uruuradda haweenka ee ka jira Magalada Jowhar wax ay door muuqada ka qataan wacyigalinta waxbarshada gaar ahaan Haweenka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya