Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo wadda dadaalo lagu xoojinayo Geeddi-socodka Nabadda.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Shabeellaha Dhexe, Fadumo Caddow Sangaab, ayaa si qoto dheer uga hadashay doorka muhiimka ah ee haweenku ka qaataan geeddi-socodka nabadaynta iyo xalinta khilaafaadka bulshada dhexdeeda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa