Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Hiiraan Raaxo Cabdi Sheekh oo dhawaan xilkan loogu doortay magaalada Baladweyne ayaa sheegtay inay wadan dadaalo lagu horumarinayo Haweenka gobolka.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa
Audio Player