Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed waa laf-dhabarta bulshada waxay kaalin muuqda ku leeyihiin bulshada dhexdeeda.
Ururka Haweenka ee nabadeenta ah ee ka dhisan Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay sida ay uga Qayb qaataan Fariiimaha laxariira xoojinta Nabada.






