Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Fardowsa Cismaan Xasan oo ah Guddoomiyaha ururka Haweenka Degmada Farlibaax ee Gobolka Hiiraan oo uwarantay Warbaahinta ayaa sheegtay in ururkooda uusan haysan xafiis uu ku shaqeeyo .
Guddoomiya fardowsa ayaa tilmaantay shaqda ururka oo badan aawgeed in laga ma maarmaantahay helista xafiisyo iyo Hoolka shirarka ee ururka waxaa ayna baaq udirtay maamulka gobolka, kan farlibaax iyo hay’adaha in loo dhiso xafiisyadii ay ku shaqeeyn lahaayen.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa