Ururka Dedo Oo Magaalada Beydhabo ka shaqeynaya Dhireynta Deegaanka.

0
127

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Dedo Ayaa waxaa uu kamid yahay Uurada ka shaqeeya Hormarinta Deegaanka, ayaa waxa uu Magaalada Baydhabo ka wadaan dhireeynta Geedaha oo lagu Abuurayo goobo kala duwan, si ay ugu qeyb qaataan kor u qaadista Deegaanka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya