Ururada Haweenka Baydhabo Oo Ku Baaqay Caawinta Haweenka baahiyaha gaarka ah qaba.

0
153

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo iyo Guud ahaan Deeganada KG waxaa ku nool Kumanaan Haween oo qaba baahiyaha gaarka qaarkoodna ay la nool yihiin duruufo kala duwan.

Ururka Haweenka ee ku nool Magaalada beydhabo ayaa Ku baaqay Caawinta Haweenka baahiyaha gaarka ah qaba.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya