Ururada bulshada rayadka Jubbaland oo sheegay in lagama marmantahay xoojinta amniga.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururada bulshada rayidka sida ururka haweenka Dhalinyarada iyo Odayaasha dhaqanka ayaa door wayn ka qaata hormarinta amniga iyo cadaalada iyaga uu bulshada ku booriya in si guud looga shaqeeyo amniga

Ururada bulshada oo kaalin libaax ka ciyaara sidii loo heli lahaa amni xasilooni iyo cadaalad waarta ayaa waxaa marba marka ka dambeysa isa soo taraya fariimha wacyigalinta ah ee ay u dirayaan bulshada qaybaheeda kala duwan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa