Urur u dooda Dadka laga tirada Badan yahay oo laga dhisay Baydhabo.

0
162

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Lagu Qabtey Kulan Lagu dhisayay Urur u dooda Dadka laga tirada Badan yahay Ee Ku Nool Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya Waxaana uu Ururka ka Shaqeyn Doonaa Sidoo Kale xoojinta Kulamada Dad Weynaha iyo Sidoo kale Wax Looga Qaban Lahaa Baahida Dadka aan Codkaada la Maqlin.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya