Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid kamid ah dhaqaatiirta bixineysay talaalka Cudurka Dabeysha oo ka socday Toddobaadkan Degmada Dhoobley ayaa ka warbixiyay faa’iidada uu leeyahay talaalka iyo sida ay ugu faa’iideysteen bulshada.Fardowsa Axmed Cabdi