Tababar lagu baran doono Culuumta Diiniga ah oo laga daah furay Dhoobley.

0
23

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababar lagu baran doono Culuumta Diiniga ah ayaa laga daah furay Masjidka Al-furqaan ee Degmada Dhoobley.

Daahfurka Tababarkan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Guddoomiyaha Degmada Dhoobley, Guddoomiyaha maxkamada Degmada Dhoobley, Culimaa’uudiin, Macalimiin, Ardey iskugu jira wiilal iyo gabdho iyo marti sharaf kale.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya