Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkaan oo ay Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland uqabatay gudiyada xalinta khilaafaadka ee Deeganada Fuumo Barkada Shariifada, Dalsan iyo Janaa-cabdalle ayaa gudiyadan xalinta khilaafaadka waxaa horay u aas-aasay Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland iyagoo mudo saddex cisho ah tababar uga socday Magaalada kismaayo waxaa lagu barayay tababarkaa qaababka loo xaliyo khilaafaadka bulshada dhexdeedaa si gudiyadan Deegaanada ay ka socdaan uga qayb qaataan xalinta khilaafaadka ee bulshada dhexdeeda.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya