Tababar ku saabsan Xalinta Khilafadka Bulshada Dhaxdeeda oo lagu qabtay Dhoobley.

0
64

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Machadka Cilmi baarista Haweenka Soomaaliyeed ayaa Tababar lagu baranayay Xalinta Khilafadka Bulshada dhaxdeeda u qabtay Qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Dhoobley.

Tababarkan oo Socday Mudo hal maalin ayaa waxaa ka qeyb galay kuwaad 36 Qof kuwaasi oo ka koobnaa Odayaasha dhaqanka, Dhalinyarada iyo sido kale Haweenka waxaana lagu baranayay sida loo xaliyo Dhibaatooyinka iyo sido kale ka hortagooda.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya