Tababar ku saabsan qataraha musiibooyinka oo lagu qabtay Ber-bara

0
109

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Ber-Bara ayaa lagu qabtay tababar kusaabsan qataraha Masiibooyinka dabiiciga oo loo qabtay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Shaqo gelinta Somaliland iyo isuduwayaasha laamaha ee gobolka Saaxil.

waxaa kasoo qeyb galay furitaanka tababarka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqo gelinta Somaliland Axmed Xassan Ow-Aadan ma’uuliyiin katirsan wasaarada shaqa galinta Somaliland shaqaalaha wasaaradda Shaqo gelinta iyo isuduwayaasha laamaha ee gobolka Saaxil.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa