Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkani oo aha mid lagu baranaayey Nidaamka Maareynta Hantida Dugsiyada ayaa Magaalada Burco Waxaa loogu qabtey qaar ka Mid ah maamulayaasha iyo guddiyada Waxbarashada ee gobolka Togdheer ayaa waxaa iska kaashanaayey Wasaaradda Waxbarashada Soomaliland iyo qaar ka mid ah hay’adaha ka howlga Deegaanada Soomaliland.
Waxaana daahfurka tababarka goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaradda Madaxada hay’adaha Bahda Waxbarshada Degmada Masuuliyiin iyo Qeybaha kala qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa