Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Burco ee Xarunta Gobalka Togdheer ayaa lagu qabtay Tababar ku saabsan Xuquuqda Caruurta.
Waxaa tababarka loo qabtay xubno kasocday xarumaha wasaaradaha maamulka Soomaliland iyo ururada bulshada Rayidka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa






