Suuqyada lagu iibiyo Qudaarta Magaalada Baardheere oo hoos u dhacay.

0
177

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo lagu guda jira bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa Suuqyada waaweyn ee Degmada Baardheere ee Gobolka Geedo waxaa laga dareemaya isbedal ku yimid qimaha Qudaarta taas oo hoos u dhac ballaaran u ku yimid kadib marki Qudaar fara badan ay soo gashay Suuqyada Qudaarta ee Baardheere.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya