Suuq cusub oo laga hirgeliyay Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir oo xariga laga jaray.

0
173

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir Maxamad Sayid Cali ayaa xariga ka jaray suuq cusub oo ay is-gooyska Xaaji baasto ee degmada Waabari ka hergeliyeen dhallinyaro midoobay kuwaasi oo go’ansaday ineey dalkooda ka shaqeystaan.

Suuqan cusub oo lagu Magacaabo Som-Turki ayaa lagu iibin doona Dalagyada kasoo go’a dalka, hilibka xoolaha,iyo waxyabo kale.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya