Soomaaliya oo daah-furtay bixinta kaararka qaxootiga.

0
88

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka, kaasoo loogu talagalay in lagu maareeyo arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan gudaha dalka.

Daahfurka xeerkan, oo ka dhacay xarunta Hay’adda Qaxootiga Qaranka, ayaa ka dhigan in Soomaaliya, oo kasoo kabaneysa colaado sokeeye oo muddo dheer hareeyay, ay hadda mihangalyo siinayso qaxooti iyo dad ajnabi ah oo dalalkooda kasoo cararay.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa