Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Maroodi jeex ee Soomaaliland Bulshada ku nool ayaa waxaa la gaarsiin doonaa deeq gargaar Raashin ah maadaama ay saameyn ku yeelatey Abaaraha ka jira deeganadaas waxaana Deeqdan Raashinka iska kaashanaya Hay’adda u diyaar garowga Aafooyinka iyo keydka Raashinka Soomaaliland iyo iyo Boqortooyada Sacuudiga.
Waxaana munaasabada lagu haadfurqaayey qeedi look ala Diri Doona Gobolada dalka ee bulshad danyarta ah looga talagaley goob joog ka ahaa Masuliyiinta hay’adda Gudoomiyaha Gobolka Marooda Jeex iyo shaqalaha soo qeybin doona deeqdaani.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa