Warbixin:-Sidee looga hortagii karaa Dhibaatooyinka ka dhasho Abaaraha ka dhaca Dalka?

0
215

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dhalinyarada waxbartey ee ku nool deeganka dhoobley ee gobolka jubbada hoose ayaa ka hadlay sida looga hortagi karo diibatooyinka ka dhasho abaaraha ka dhaca dalka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa