Sidee ayay dhalinyarada Waxbaratay uga qeyb qaadan karaan horumarinta Deegaanka?

0
218

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashada waxey qeyb weyn ka tahay iftiinka noloshaada beri iyo horumarinta deegaanka aad ku nooshahay, iyadoona ay jiraan dhalinyaro badan ku dadalayaan sidii ay markay waxbartaan u hagaajin lahaa noloshooda.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya