Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo maal mihii la soo dhaafay ka socday Magaalada Muqdisho ayaa la soo gaba gabeeyay waxaana uu Shirweynaha ahaa mid looga arinsanayay waxyaabaha horu tabinta u leh hanaanka Waxbarashada Dalka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya