Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Shir socday mudo laba maalin ah oo looga hadlayay xaalada Barkacyaasha ayaa lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka waxaana shirka ka soo qeyb galay Wasiirada Dowlad Goboleedyada Dalka Safiiro ka socday Beesha Caalamka iyo madaxda Hay’addaha ka shaqeeya Bini’aadanimada waxaana lagu gorfeeyay sidii xal Dag dag ah loogu heli lahaa xaalada Barakacyaasha oo meel xun gaadhay.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa