Shirkad ka shaqeynaysa Dhismaha Buundooyinka oo laga dah-furey Muqdisho.

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kambaniga Himilo Construction Group oo ka shaqeyn doono dhsimaha Guriyaha, Wadooyinka, Buundooyinka Kanaalada iyo Hormarinta mashaariicda Iyo Adeego Keloo Fara Badan ayaa Laga Daahfurey Magalada Muqdisho ee Caasimada Dalka iyadoona ay ka Soo Qeyb Galeen Masuuliyiin ka Tirsan Dowlada Sooamaliya, Aqoonyahano iyo Marti Sharaf Kale.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya