Shirka u Qareemidda Daryeelka Bulshada ee Mashruuca SAGAL oo Muqdisho ka furmay.

0
82
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XJFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta daahfuray Shirka U Qareemidda Daryeelka Bulshada ee Mashruuca SAGAL oo maanta ka furmay Muqdisho.
Shirkan oo socon doona muddo labo maalin ah waxa lagu soo gudbiyey qiimeyn ku saabsan mashuurca SAGAL oo ah mashruuc Dowladdu hormuud ka tahay, oo laga hirgeliyey dhammaan dowlad gobolleedyada dalka, laguna caawinayo dadka nugul.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya