Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Haweenka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada xudur Xarunta gobolka Bakool ku qabatey Shirka Sadax-biloodlaha ah ee isku xirka Haweenka iyo Golayaasha Heer Bulsho Si ay uga hadlaan Arimaha Quseeya Nabada iyo Amniga.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya