Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkaan looga hadlayo ceymiska Xoolaha ayaa fulintiisa iska kaashanaya Kambaniga Sabri iyo wasaaradda xanaanada xoolaha ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada kaasoo uu maalgelinayo Bankiga Adduunka, waxaana laga Fulin doonaa Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya