Shirka Madasha isku-dubaridka howlaha Dowladdaha hoose oo lagu qabtay Kismaayo

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo dibu Heshiisiinta Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay Madasha isku duba ridka Howlaha Dowladaha Hoose.

Shirkan oo Saddexdii Bilowda mar la qabto ayaa lagu gorfeeynayay Fursadaha iyo Caqabadaha ka jira Dowladaha Hoose iyo sido kale wada shaqeynta Dhamaan Wasaaraddaha bahwadaagta la ah Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya