Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaradda Xananada Xoolaha dhirta iyo daaqa Soomaaliya Maxamed Cumar Nuur ayaa maanta Muqdisho la furay shir loogu tashanayay ansixinta sharciyada iyo caymiskaa xoolaha oo socon doona mudo labo cisho ah taas oo ay ka qayb galaayaan masuuliinyiin ka kala socota qaar kamid ah Wasaaradaha Dawlada iyo ururada ka shaqeeya xoolaaha Jamaacadaha bangiyada iyo shirkadaha ka shaqeeya caymiska xoolaaha.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya