Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Aamino Xuseen Cali ayaa si wadajir ah u guddoomiyay shir looga hadlayay hanaanka ay ku wada shaqeyn karaan Hay’addaha gargaarka bixiyo iyo dhigooda dowladda Soomaaliya.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa
Audio Player