WARARKA Shir looga hadlayay Miisaaniyadda maaliyadda Puntland oo lagu qabtay Garoowe. By admin - May 2, 2025 0 18 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Maaliyadda maamulka Puntland ayaa Magaalada Garoowe ku qabtay Shir kusaabsanaa Wadatashiga bulshada Rayidka ee Arrimaha la xiriira Miisaaniyadda Maaliyadda. Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/05/Warka-Firdawsa-Shir-looga-hadlayay-Miisaaniyadda-maaliyadda-Puntland-oo-lagu-qabtay-Garoowe.mp3