Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta daah furay shirka 2-aad ee golaha maamulka iyo horumarinta Kalluumaysiga oo lagu qabtay magaalada Kismaayo.
Shirkan ayaa waxaa looga hadlayaa sida looga faa’iideysan karo khayraadka Baddeena waxaana kasoo qayb galay wasiirada Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee heer federaal, heer stete iyo gobolka Banaadir.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya