Shir looga hadlayay horumarinta biyaha oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

0
67

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa lagu qabtay shir looga hadlayay hannaanka horumarinta Biyaha Soomaaliya, si looga hortago biyo yaraanta iyo in laga faa’iideysto roobabka, loona sameeyo dadka reer miyigia biyo xireenno keyd u noqda.

Munaasabaddan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta ayaa waxaa ka qeyb galay Wasaaradda Beeraha Dhirta iyo Waraabka, Wasaaradaha Heer Dowlad Gobaleed, Hay’adaha Deeq-bixiyeyaasha, Urur Goboleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya