Shaybaarka Xanaanada Xoolaha Gobolka Mudug ee Puntland oo xarigga laga jaray.

0
149

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Xanaanada xoolaha ee Maamulka Puntland Maxamed Cabdullahi Axmad libaax ayaa xarigga ka jaray Shaybaarka Xanaanada Xoolaha ee gobolka Mudug qaybta Puntland oo laga hirgeliyaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka.

Munaasabdda Xarig jarka waxaa ka qayb-galay Guddoomiye ku xigeenka Magaalada Gaalkacyo Puntland, isku duwaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Gobolka Mudug iyo masuuliyiin kale.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa