Shan ruux oo cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootay degmada Qoryooley.

0
121

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inkabadan Shan qof ayaa Cudurka Shuban biyoodka ugu Geeriyootay Cisbitaalka Degmada Qoryoleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Shuban biyoodkaan ka dilaacay Degamada Qoryooleey iyo deegaanada Hoos yimaada ayaa waxaa sababay caaqub ka dhasha biyaha oo ay keento Bacteeriyada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa